Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaalida ee Norwey

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabad ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ku taageerayeen qorshaha dowladda ee dagaalka Al-shabaab ayaa la wadaagay guulaha laga soo hooyay xasilinta dalka, dowlad-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha nolosha.

Madaxweynaha ayaa dalka Norway uga qeyb galaya shir caalami ah oo ay isugu yimaadeen dalalka Dunida.