Uncategorized

Magaalo ku Taalo Germany oo laga Daad Gureeynayo Dadkii Daganaa si loo fur-furo Miino halis ah.

Muqdisho-KNN-Kumanaan Daganaa Magaladda Frankfurt ayaa laga daad gureeyay Guryahoodii sii loo furfuro Bomb halis ah oo loo isticmaalay dagaalkii Labaad ee Aduunka, kaas oo lag helay Dhisme ku yaalla Magaaladaan Caasimadda Ganacsiga u ah Germany.

Dad ka la daad gureeyay ayaa waxaa si ku meel gaar ah loogu hayaa meel udhow Xarunta bandhigga Ganacsiga ee Frankfurt, Waana Daad gureeyntii ugu weyneeyd ee germany laga Sameeyo Tan iyo Dagaalkii 2 aad ee Aduunka.

Bomb kaan waxaa la helay Isbuucii lasoo dhaafay, waxaana sidoo kale ladaad gureeyay Hanti udhiganta 70 Billion oo Doolar.

Ku dhawaad 60,000 oo Ruux ayaa lagu sheegay tiradda Dadka Guryahoodii laga Daad gureeyay.