Muqdisho-KNN-Taliyihii hore ee ciidanka xooga dalka Janaraal Cabdi Weli jamaac Gorod Wareysi Siiyay KNN ayaa sheeegay in Shalay uu shor ka furmay Deegaan Hoostaga Degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud.
Shirka ayaa waxaa looga hadlay sidii loo maanta look ala qaadi lahaa Maleeshiyaadka ku dagaalamay Deegaanada Hoostaga Degmada Balanbale, islamarkaana deegaanadaasi la geyn lahaa ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya, si ay u dhex-dhexaadiyaan Maleeshiyaadka ku sugan Deegaanada ka tirsan Gobalka Galgaduud.
Gudiggan uu hogaaminayay Taliyihii Hore ee Ciidanka Difaaca ayaa waxaa ay kulamo kala duwan ka wadaan deegaanada u dhow-dhow degmada Balanbale.
Maalmaha soo aadan ayaa la filayaa in xal waarolaga gaaro colaadii ka taagneed Deegaanada ka tirsan degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud.


