Sports

Manchester united oo daafac ka rabta Atletico Madrid

Manchester United ayaa iskudayeysa in saacadaha ka harsan suuqa Egland keento daafac dhexe kooxdeede 1aad.

Hada waxa ay u dhaqaaqaysa helida daafaca kooxda Atletico Madrid ciyaaryahan Diego Godin.

Sidaa waxaa qoraysa Sky Sports xidigan ayaa lagu heli karaa 20 mallian ee Euro.