Uncategorized

Mareykanka ayaa beniyay duqeyn ka dhacday meel u dhow mqdisho.

Muqdisho–KNN:–Hogaanka ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa beeniyay inay ku lugleyihiin duqeyn ka dhacday meel u dhow caasimada dalka.
Duqeyntaasi oo dhacday galinki dambe arbacadii waxaa lala bartilmaamaysaday dagaalamayal ka tirsan Al shabab.
Al shabab waxa ay sheegen in duqeynaasi lagu dilay 7qof o rayid ah.
Africom barta Twitterka ayay kusoo daabacen inaysan wx lug ah ku lahayn ama iyagana ayyan fulin duqentii ugu dambesay ee Somalia ka dhacda.