Uncategorized

Mareykanka iyo Xamaas oo ka wada hadlaya Xabbad joojin

Sida aanu idiin sheegnay hoggaamiyaha Xamaas Ismaaciil Haniyeh ayaa war qoraal ah oo uu u diray wakaaladaha wararka oo ay ku jirto wakaalada wararka ee AFP ku sheegay in kooxdu ay ku dhawdahay heshiis xabbad joojin ah oo ay la gasho Israa’iil.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sidoo kale hadda ku warramaysa inay qoraalkaas aragtay.

Bayaanka, ayuu Haniyeh ku sheegay in Xamaas ay gaarsiisay jawaabteeda dhexdhexaadiyeyaasha Qatar.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sidoo kale hadda ku warramaysa inay qoraalkaas aragtay.

Bayaanka, ayuu Haniyeh ku sheegay in Xamaas ay gaarsiisay jawaabteeda dhexdhexaadiyeyaasha Qatar.