Somali News

Mareykanka oo cadaadis saaraya Hogaamiyaasha Militari ee dalka Mayanmar.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inay cadaadiska ku kordhin doonaan Hogaamiyaasha afgambiga kasameeyay ee militariga dalka Mayanmar.


Biden ayaa shaaca ka qaaday inay cuniqabateen maaliyadeed iyo mid qoys ay kusoo rogi doonan Militeriga wadanka Mayanmar

Dowladaha caalamka oo uu ku jiro Mareykanka ayaa cambaareeyey afgambiga Myanmar, horey ayaa QM waxaa ay war uga soo saartay xiisadaha siyaasadeed ee ka taagnaa dalkaasi oo doorashada ka dhacday la sheegay in lagu shubtay.