Somali News

Mareykanka oo dib u eegis ku sameenaya Heshiiskii Hubka looga iibinyay dalka Imaradka Carabta.

Sharci dejiyaasha Kongareska Mareykanka ayaa sheegay inay dib u eegis ku sameenayaan heshiiskii hubka ee uu horey u saxiixay Madaxweynihii hore Mareykanka Donald Trump  ee laga iibinyay dalka Imaaratka Carabta.


Heshiiska ayaa xusaayay in 23Bilyan oo doolarka Mareykanka ah looga iibinayo Imaratka Diyaarado dagaal iyo sanado hub.