Somali News

Masuul ka tirsan Soomaaliland oo toorey lagu dilay


Muqdisho-KNN- Isu-duwihii wasaaradda hawlaha guud ee soomaaliland Axmed Cawil Cabdi ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay magaalada Qori-lugud ee Gobalka Togdheer. Dilka masuulka ayaa loo adeegsaday mindi ama toorrey, sida uu soo sheegay Wariyaha KNN Ilyaas Cabdi Cali. Ma jirta weli wax war ah oo soo ka soo baxay Somaliland, kaasi oo Ku aadan in ay faahfaahin ka bixiyeen dilka ka dhacay Gobalka Together