Somali News

Masuuliyiin ka tirsan Gobalka Hiiraan iyo Beladweyne oo xilkii laga qaaday.

Beladweyelne-KNN-Wasiirka Arimaha Gudaha HirsShabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii ka qaaday Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Beladweyne iyo Gobalka Hiiraan.

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaasadda ee maamulka Hiiraan iyo Duqa magaalada Beladweyne ayaa xilkii laga qaaday waxaana loo magaacabay Masuuliyiin kale.

Hoos Riix si aad u aqrisato Wareegtada Wasiirka.

Xilal-Beledweyne-Copy