Somali News

Maxaa looga hadlayaa shir-madaxeedka Midowga Yurub ee lagu qabanayo Magaalada Kyiv

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub iyo saraakiisha Ukraine ayaa isugu imaanaya shir madaxeed ka dhacaya Kyiv si ay uga wada hadlaan riixitaanka Ukraine ee ku biirista midowga.

Seeriga duullaanka cirka ayaa ka soo yeeraya Ukraine oo dhan ka hor wadahadallada, kuwaas oo aan la fileynin inay ka dhalan karaan waddo degdeg ah oo loo maro xubinnimada Midowga Yurub ee Ukraine.

Waxaana Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy uu ku soo dhaweeyay Kyiv Madaxweynaha Komishanka Yurub Ursula von der Leyen.