Somali News

Maxay ka wadahadleen R/wasaare Rooble iyo wafdiga ka socda Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee  wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Dr Multaq  Alqahtani.

RW Xukuumadda FS iyo ergaygan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, la dagaallanka argagixisada iyo Arrimaha  doorashooyinka dalka.