Somali News

Maxay tahay sababta uu isku casilay Xeerilaalihii maamulka Hirshabelle?

War qoraal ah oo ka soo baxay xeerilaaliyihii maamulka Hirshabelle Cabdullaahi Maxamud Gacal ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi

Sababta uu shaqada uyu tagay xeerilaaliyaha ayuu ku sheegay in ay tahay sabab isaga u gaar ah, islamarkaana waxaa uu ku wargaliyay Madaxda Sare ee maamulka Hirshabeelle.