Somali News

maxeey tayay fariinta uu Biden u direy Kim Jon-un?

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi uu u direy farriin ah in uu u hayo gargaar talaalka Karoonaha ah, balse weli uusan wax jawaab ah ka helin dhiggiisa dalkaasi Kim Jon-un

Illaa 2.5 milyan qof oo Kuuriyada Waqooyi u dhashay ayuu cudurka soo ritay maalmihii dhowaa.

Dalkani go’doonka ah ayaa mar sii horeysay talaal ka diiday ururka caalamiga ah ee tallaalada.