Somali News

Maxey ka wada hadleen Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya iyo kan Thailand?

Nairobi-KNN-Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur Tarsan, ayaa la kulmay danjiraha Thailand u fadhiya dalka Kenya H.E. Sasirit Tangulrat.

Labada Safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal oo ay ku jiraan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka iyo waxbarashada.