Somali News Uncategorized

Maxkamad oo la soo taagay Wasiirkii Amniga Jubbaland iyo Sarkaal kale.

Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan ) iyo Buulle Aadan Maxamed  oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray Doolow iyo BeledXaawo oo loo  wada heysto taciyaddo ka dhacay Gobalka Gedo ayaa maanta la hor geeyay Maxkamadda Gobalka Banaadir.

Warbaahinta Dowladda ayaa baaisay qoraal kooban oo ay ku xaqiijineyso  maxkamadeynta Wasiir Janan iyo Taliyihii ka howl geli jiray Doolow iyo BeledXaawo.

Waxey aheyd August 31 2019  markii Wasiir Janan  xabsiga loo taxaabay.