Muqdisho-KNN-Maxkamadda Caalamiga ee Dambiyadda ayaa soo saartay ogolansho agu soo xirayo mid kamid ah Taliye yaasha ugu sareeya Ciidamadda uu hugaamiyo General khaliifa Hafter oo la aaminsanyahy in uu ku lug leeyahay Dhimashadda 33 Ruux oo lagu dilay Magaaladda Bari ee Bangaazi.
Haftar ayaa ah Nin ka sida Adag uga soo horjeeda Ciidamadda Maamula Xurumaha Saliidda ee LNA.
Maxkamadda Hague waxaa ay sheegtay in Mahmoud al-Werfalli uu ku lug lahaa 33 Ruux oo bariga liibiya lagu dilay, waxayna Maxkamadu amartay in lasooo xiro, si loo qaado dacwadaha iyo eedeymaha loo heeysto.