Somali News

Maxkamadda ciidamada oo uu kasoo muuqday jeneraal Sheegoow iyo ilaaladiisa

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dhageystay dacwadda loo heysto Jeneraal Sheegow iyo qaar kamid ah ilaaladiisa.

Xeer ilaalinta Qaranka ayaa soo bandhigay eedaya loo heysto Sheegow iyo eedeysaneyaasha kale.

Ugu dambeyn guddoomay maxkamada ciidamada Gaashaanle Hasan Cali Nuur Shuute ayaa soo xiray fadhiga, is saga oo sheegay in ay xukun ka so saari doonaan.