Muqdisho-KNN-NHoryaalka Laliga ayaaa laga ciyaaray kulamo xiiso leh xly iyo shalay galab, kulankii ugu adkaa waa kii xalay ka dhacay garoonka kooxda Sevilla, hogaamiyayasha Horyaalka Laliga ayaana booqday hoyga Sevilla, walise Barcelona waxa ay tahay koox aan dhinaceeda dhulka la dhigin messi ayaaana xalay ka badbaadiyay guul daro ciyaar kusoo dhamaatay 2:2.
Dhanka kale kooxda macalin Zidane ayaa booqatay dhigeeda Las Palmas iyadoo uu guul ku hogaamiyay ciyaryahankooda G.Bale 3:0 Real Madrid ayaana guul ku gartay.
Haddaba waa kuwaan dhamaan kulamadii dhacay iyo natiijooyinkooda.
Girona 1 – 1 Levante
Athletic Bilbao 1 – 1 Celta Vigo
Las Palmas 0 – 3 Real Madrid
Sevilla 2 – 2 Barcelona.
by Aadam Yusuf Ahmed Aqyaar.