Warbixin lagu baahiyay warbaahinta Libya ayaa la sheegay in xeebaha dalkaas laga helay meydadka toboneeyo ruux kuwaasoo u badan dumar iyo caruur.
Dadkaan ayaa la aaminsanyahay in doontii ay la socdeen ay qalibantay kadibna badda lagu daadshay daadkaan.
Talyaaniga ayaa la sheegay inay u socdeen lamana sheegin willi wadamada ay kasoo jeedaan.
Hay’adaha la socda dadka tahriibaya waxay sheegeen in qiyaastii 743 qof ay ku geeriyoodeen badda Mediterranean,ka sanadkaan ayagoo doonaya inay Yurub galaan.
Meydadka tahriibayaal Afrika kasoo jeeda ayaa laga helay dalka Libya kadib markii ay la qalibantay doontii ay la socdeeen sida ay sheegtay hay’ad samafal oo fadhigeedu yahay dalka Spain.