Somali News

Midowga Africa oo hakiyay xubinnimada Dowladda Mali.

Midowga Africa ayaa sheegay ku bayaan ay soo saareen inay hakiyeen xubinimadii Dowladda Mali ee Midowga Africa kadib afgambigii militari ee dalkaasi ka dhacay.
Midowga Africa ayaa sheegay in marka hore militariga ay xukuumadda rayidka ahayd ay awooda ku wareejiyaan.
Dowladaha dariska la ah iyo kuwa kale ee waa weyn ayaa ka baqdin qaba in arintaasi ay sameyn ku yeelato dadaalada ladagaalanka argagaxisada galbeedka Africa.