Muqdisho-KNN-Midowga Europe ayaa meelmariyay taageero dhameeystiran middii ugu horeeysay ee ay uu ku taageerayo miisaaniyadda Soomaaliya.
Taageeradda Midowga Europe waxay gaareeysaa 100 Million oo Euro.
Hirgalinta taageeradu waxaa ay bilaabaneysaa October waxaana la socda Heshiis lagu hubinayo maamulka Miisaniyadda.
Midowga Europe waxaa tilaabadaan u golleeyahay Nidamka federalism-ka ee Soomliya ayaa lagu yiri war kasoo baxay Midowga europe.
Ku dhawaaqistan ayaa waxaa ay imaaneysaa iyadoo maalmo ka hor uu Bangida Aduunku sheegay in 80 Million oo doolar ku deeqayo Soomaliya oo si toos ah loo siinayo markii u horeeysay.


