Somali News Uncategorized

Mowjadaha kuleelka ah oo kasii daray dalka Japan

Muqdisho:-KNN-Heer kulka Japan ayaa waxaa uu gaaray meeshii ugu sarreeysay, iyadoo Saraakiishuna ay soo saarayaan digniino cusub si dadku u badbaadaan.

Maalamaha Mowjadaha kuleeylka ah ay ka jiraan Japan dad ayaa ku dhintay, Dadka dhintay oo tiradoodu markii hore ay ahayd 15 ayaa hadda lasheegay in ay gaartay 40.

Maanta oo Isniin ah heerkulku waxaa uu gaaray 41.1 Darajo, taasi oo jabisay kaydkii goonida ahaa ee Qaranka oo heerkulka ugu badan uu gaaray 41 darajo Sanadkii 2013 kii.

In ka badan Magaalo ayaa sidoo kale herku waxaa uu maryaa 40 Darajo.

Heey’adda maareeynta musiibooyinka ee japan ayaa sheegtay in Dadka looga baahanyahay in ay jku jiraan meelaha Qaboojiye yaaashu ay ka shidan yihiin.