Muqdisho-KNN– Midowga Musharaxiinta mucaaradka ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay kusoo dhaweeyeen War-murtiyeedkii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaran oo shalay gabaldhiciii Muqdisho ugu soo gaba-gaboobay golaha wadatashiga qaran.
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa sidoo kale shegay in ay bogaadinayaan tixgelinta la siiyey talooyinkii uu ay soo jeediyeey ee ku aaddanaa sixitaanka habraaca doorashooyinka.
“Goluhu wuxuu adkaynayaa in Raysalwasaaraha iyo golaha wasiirada in ay si buuxda masuul uga yihiin amniga dalka, madaxweynihii horena uu ku ekaado murashaxnimadiisa,, ayaa lagu yiri qoraaalka.
Hoos ka akhriso Faah-faahinta.
