Farlibaax-KNN=Mudanayaal Ka Tisan baarlamaanka Federalka Somalia ayaa maanta waxaa ay gaareen Deegaanka Farlibaax ee Gobolka Hiiraan Halkaas oo Ay Kulamo Kula Qaadanayaan Bulshada Ku dhaqan oo dhawaan Dagaal La galay Al-shabaab.
Mudanayaasha oo ah kuwo ka kala Tirsan Labada Gole ee Baarlamanka Somalia Ayaa Waxaa kamid ah Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar waxaana Uu Tilmaamay In Ay Wadaan shirar ay la leeyihiin bulshada ku dhaqan farlibaax.
Xildhibaanka ayaa tilmaamay in ay kawada hadleen xaladaha amaan iyo tan nololeed ee ay bulshada u baahanyihiin isagoo intaas ku daray in ay wax u qaban-doonaan.
Xildhibaanada baarlamanaka Somalia ka tirsan ee Maanta tagay Farlibaax ayaa Mudooyinki Danbe waxaa ay ku sugnaayeen Magaalada Beledweyn iyagoo ka deyriyay xaalada Caafimaad ee dadka Ku nool halkaasi.