Somali News

Musharrixiin ka haray tartanka Dorashada Madaxweynaha iyo wararkii ugu danbeeyay ee doorashada.

Muqdisho-KNN-Xili ay socoto doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Tartanka Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ka haray Musharixiinta kala ah
Jabriil Ibrahim Cabdulle
Xuseen Cabdi Nuunow
C/kariin Xuseen Guuleed
Dahir Maxamuud Geele
C/naasir Cabdulle.

Musharixiinta ka haray Doorashada marka laga jarro tiradda Musharixiinta ah ee is Diiwaangeliyay waxaa soo harayo 35 Musharrax kuwaas oo u tartami doono xilka ugu sareeyo ee dalka,

Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa haatan socoto, iyadoona ay goobta ku suganyihiin, xubno ka socda beesha caalamka, Madaxweeynayasha doowlad goboleedyadda, Guddoomiyaha gobolka banaadir iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.