Uncategorized

MUUQAAL-:doorashadii Hirshabeelle oo la soo gaba-gabeeyay

Jowhar-KNN-Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa lagu soo gaba-gabeeyay doorashadii halkaasi ka socotay oo ay ku tar tameyn ilaa 8 Murashax.

Doorashada oo socotay saacado badan ayaa ku soo dhamaatay Jawi dagan waxaana ku guuleestay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in Waare uu helay 74 cod ,halka  Daahir Cabdulle Cawaale uu helay 23 cod, waxaana codeeyay 97 Xildhibaan

Hoos ka daawo Muuqaalka qeyba ka mid ah doorashada