Uncategorized

Muuqaal:- Tirada raggii Weeraray Nairobi oo la shaaciyay.

Muqdisho-KNN-Saraakiisha dalka Kenya ayaa waxaa ay baahiyeen Muuqalka dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay dhismo ku yaala Magaalada Nairobi ee dalkaasi.

Kooxdan oo ahaa afar rag oo ku hubeysan qoryaha AK47 ayaa labo jiho ka galay Hotelka caanka ah ee Dusit, waxaa ay bilaabeen inay rasaas ku furaan dadkii fadhiyay maqaayadda Hotelka.

Halkan Hoos ka daawo:-