Somali News

Muuse Biixi oo la kulmay Odayaal uu ku wareejiyay maxaabiis

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha  Somaliland ayaa la kulmay wefti madax-dhaqameed ah oo uu hoggaaminayo Maxamed Xasan Xaad guddoomiyaha dhaqanka beelaha Hawiye.

Bahda dhaqanku waxey Muuse Biixi uga mahad celiyeen cafiska uu Madaxweynuhu dhawaan u fidiyey 19 maxbuus oo burcad badeednimo u xirnaa kuwaa oo laga  soo wareejiyey dalka Seychelles.

waxaa la xaqiijiyay in Odayaashii dhaqanka iyaga oo wata raggii maxaabiista ahaa ee la cafiyay in ay u soo dhaqaaqeen dhinaca deegaanada Galmudug.

Muddo sagaal sanno ah ayaa la sheegay in ku xirnaayeen xabsiga Hargeysa,