Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Muqdisho-KNN-Koox Burcad Koonfur  Afrikaan  ah ayaa Mawaadin Soomaaliyeed waxaa ay  Ku  Dileen Magaladda East london ee Gobolka Eastern Cape Ee Dalkaasi.

Allaha  u naxariistee Marxuumka la dilay ayaa Waxaa Lagu Magacaabi Jiray Cabdifatax Raabi Sheikh Cumar.

48 saac gudahooda ayaa waxaa dalka koofur afrika lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed, tani ayaa waxaa ay ka dhigan tahay in ay sii kordhayaan dilalka loo geysto ganacsatada Soomaaliyeed.

Ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool dalka Koofur Afrika ayaa dhibaatooyin badan waxaa ay kala kulmaan kooxaha burcad ah.