Somali News

Muxuu yahay Ajandaha kulanka maanta ee golaha shacabka?

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya mid ka mid ah kula madooda caadiga ah.

Xildhibanada ayaa lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka maanta oo ay taariikhdu tahay 26-ka October.

Ajandaha kulanka maanta ee golaha shacabka ayaa ah akhrinta 2aad ee wax ka badalka sharciga Furdooyinka.