Somali News

NATO oo sheegtay inay diyaar u yihiin wada hadal lala galo Ruushka.

Wasiirka difaaca dalka Germany ayaa sheegtay in gaashanbuurta nato ay diyaar u yihiin inay wada hadalo la galaan dowladda ruushka.
Wasiiradu m aysan faah faahin qaabka wada hdalka noqon doono.
Nato ayaa iyagu bilaabay inay ciidamadooda kala bxaan dalka Afgaanistan.

Ciidamada Afgaanistan ku sugan ayaa howlgallo dhanka cirka ah ka sameeya halkaas wada hadalkan ayaana waxaa la filayaa inuu noqdo mid wax badan oo la taaban karo ay kasoo baxaan.