Sports

Ogow hal sabab oo ay Juventus ku heli karto Marcelo

Muqdisho-KNN-Wargeyska Tuttosport ayaa xaqiijiyay in Juventus ay diyaar u tahay inay lasoo saxiixato Real Madrid daafaceeda bidix una dhashay Brazil ciyaaryahan Marcelo.

Daafacan qibrada leh ayaa waqtigiisa ugu wanaagsan ku qaadanaya magaalada madrid xili uu xiiseenayo ka garab ciyaarida saaxiibkiis Cristiano Ronaldo, waxaana uu go’aansaday inuu lamidoobo saaxiibkiisii ​​hore ee Madrid.

Juventus ayaa xiiseyneysa xiddiga reer Brazil, laakiin waxay u baahan tahay hadii ay doonayso helida Marcelo inay dhumiso xidigeeda Alex Sandro maadama Real ay doonayso.