Sports

Pjaca iyo Mirallas oo caafimaadka u maray kooxda Fiorentina

Muqdisho-KNN-Waxaa caafimaadka umaray kooxda Fiorentina xidigaha kala ah Kevin Mirallas iyo Marko Pjaca oo si rasmi ahbuga mid noqonaya kooxdan.

Pjaca ayaa la filayaa inuu ugu biirayo kooxda Fiorentina heshiis amaah ah, laakiin Viola ayaa lahaan doonta fursad ay ku dhisi karto xilli ciyaareedka soo aadan si xidigan hadii uu wanaagsanaado ay u iibsato. Mirallas ayaa sidoo kale ku yimid heshiis amaah ah, laakiin Fiorentina ayaa heshiiska u dhigi karta heshiiska joogtada ah xagaaga soo aadan.

Pjaca iyo Mirallas ay ka qayb noqonaya duulanka kooxda Viola xagagan Horyaalka Italian Seri A.