Uncategorized

Police ka kenya oo toogtay sarkaal Al shabab ah.

Mombasa KNN ;- Qof la rumaysan yahy inuu ka tirsanaa Al shabab magaciisana lagu shegay ali hamis mzomo oo lagu naaneso mure ayaa saacadihi ugu horeeyay maanta oo jimco ah ay booliska kenya ku toogteen degaanka likono ee magaalada Mombasa.
Sarkaal u hadlay booliska waxa uu shegay in ninkaan uu 3sano ka maqnaa Kenya isagoo Al shabab kala qeyb qaatay dagaalada Somalia ay kwadaan iyo tababaro bale bilihi ugu dambeyay uu dib ugu laabtay kenya.
Ninkaan iyo shaqsiyaad kale ayaa horey u qorsheyay weraro kadhan ah Kenya balse booliska waxa ay tilmaamen in laga hortagay.
Ninkaan guri uu kaga dhuumalaysanayay Mombasa ayay booliska galeen saacada marka ay ahayd 3am.