Somali News

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ku baaqay in loo hiiliyo shacabka gobalada Waqooyi

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada gobalada waqooyiga Soomaaliya ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa gobalka Banaadir ka dalbaday in loo hiiliyo shacabka gobaladaWaqooyi, oo uu sheegay in loo heshiiyay.

Hiilada shacabka gobalka Banaadir ayuu ku tilmaamay mid ilaalineysa midnimada labada gobal oo uu ku eedeyay in ay ku xad-gudubeyso Villa Soma

Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa banaanbaxayaasha berri iyo madaxda abaabulaysa ugu baaqay in banaanbaxooda kaliya uusan ahaanin maalinta berri ah, balse la joogteeyo ilaa uu Villa Somalia ka baxo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sida uu hadalka u dhigay.

Qeyla dhaanta Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ugu da’ weyn madaxda dowladda Soomaaliya ee hada talada haaya waxay god ku sii rideysaa rajada midnimada