Somali News

Puntland iyo Galmudug oo ka horyimid Sharci ku saabsan doorashooyin.

Muqdisho-KNN-Maamulka Puntland iyo galmudug ayaa ayaa qaadacay oo ka hor yimid qaabka loo meel mariyay Ansixinta Xeerka Doorashooyinka oo ay  shalay meel mariyeen Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya

Dowlad Goboleedka  Puntland iyo Galmudug ayaa Madaxda Sare dalka ku eedeeyay in ay si bareer ah ugu tunteen Dastuurka ayna isku garyeeleen go’aan ka gaarista arrimaha masiiriga ah ee dalka sida dhameystirka dastuurka qabyada ah, Qaabeynta howlaha doorashooyinka, qeybsiga awoodaha iyo kheyraadka dalka, iyo xasilinta Amniga dalka.

Halkan ka Akhriso Warqadaha