Qaramada Midoobay ayaa cambaaray’say weerarada wali lagu hayo hawl wadaneedada caafimaad ee ka hawl gala gudaha dalka Afghanistan.
Dhaqaatiirtan ayaana ku hoolan ka hortagida iyo latacaalida saf-marka Covid-19.
War saxaafadeed laga soo saaray xafiiska ergayga Qaramada Midoobay u fadhiya wadanka Afghanistan ayaa lagu sheegay in masuuliyada weeraradaasi ay qaadanayaan ciidamada dowladda Afghanistan iyo kuwa kooxda Taliban.
War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ujeedka weerarkaasi uu yahay sidii lagu cirib tiri lahaa hawlaha caafimaad oo ay bulshada u hayaan