Somali News

Qaar ka mid ah madaxda maamul gobaleedyada oo xalay heshiis ku gaaray Garoowe.

Garoowe-KNN-Shir ay xalay Magaalada Garoowe ku yeesheen saddexda dowlad goboleed ee Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayay ka soo saareen, war-murtiyeed ka kooban 7 qodob oo ay ku heshiiyeen.

Madaxda Maamul gobeleedyada ayaa ku heshiiyay qodobo ay ka mid yihiin Dhameystirka ka shaqeynta arrimaha federaaleynta Soomaaliya, maamul waxay iskaashi ka yeelanayaan dhanka amniga iyo isweydaarsiga xogaha amniga iyo qodobo kale.

Halkan ka Akhriso:-