Uncategorized

Qarax culus oo dhacay degmada Wadajir.

Jugta Qarax Culus ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho caawa fiidkii hore.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Kulmiye inay maqleen qarax weyn oo loo maleynayo in loo adeegsaday Miino

Warar hor u dhac oo aan la hubin ayaa sheegaya in qaraxa loo maleynayo in lala eegtay ciidanka amaanka Soomaaliya iyo Masuul ka tirsan Maamulka Degmada Wadajir.

kama foga garoonka diyaaaradaha caalamiga ah ee Aden Cadde International airport.

Lama oga khasaareha inta uu dhan yahay.

Faahfaahinta, Goor dhaw. Post by Mohamed Odowa