Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax is-miidaamin ayaa ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Qaraxa ayaa burburiyay guryo iyo goobo ganacsi oo ka ag dhaw goobta uu ka dhacay, sida ay muujinayaan sawirro la baahiyay.
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac aya qaraxa ka dhashay, ilaa hadda lama oga inta uu la egyahay.