Somali News

Qarax saakay ka dhacay Muqdisho

Qarax Miino ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay agaga gaarka  Madaxtooyadii hore ee Cabdi Qasim ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta oo marayay halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya  in qaraxa uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wixii ku soo kordha la soco