Somali News

R/wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay Golahiisa wasiirada.

Muqdisho-KNN-Dr. Abiy Axmed  R/wasaaraha dalka itoobiya ayaa 20 xubnood oo cusub u magacaabay wasaaradaha kala duwan ee dalka Itoobiya, waxaana uu ku dhawaaqay in la dhimay Wasiiradii tiradda badnaa ee dalkaasi.

Axmed Shide oo Soomaali ah horayna dalka Itoobiya kaga soo qabtay Wasaarado kala duwan ayaa loo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda.

1.Wasiirka Nabadda — Mrs Mulietat Kamil

2.Wasiirka Gaashaandhigga —Aaliha Muhammad

3.Wasiirka Maaliyadda — Ahmed Shide

4.Wasiirka Arrimaha Dibadda — Dr. Geeljeex

5.Wasiirka Beeraha Mudane Cumar Xuseen

6.  Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha – Mrs. Fetel Walte

7. Wasiirka Dhaqaalaha —– Mrs. Dawanne Herbie

8.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tiknoolajiyadda — Dr. Getahun Mekuria

9.Wasiirka Gaadiidka —— Mrs. Dagmominthew Patrick

10.Wasiirka Horumarinta & dhismaha magaalooyinka —– Mr. Janet Braye

Biyaha, waraabka iyo warshadaha tamarta —– Sileshi Bekele

11.Wasiirka Waxbarashada —— Dr. Tilaye Gete

12.Wasiirka Macdanta iyo Tamarta —— Dr. Samuel Hurco

Sarkaalka Golaha Guud —– Berhanu Tsegaye

13.Wasiirka Caafimaadka—— Dr. Amir Aman

Sayniska iyo Waxbarashada Sare: Mr. Hirut Woldemamar

14.Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarada, Mrs. Woizam Taye Asfaw

15.Wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Mr. Mulugeta Tesfaye

16.Wasiirka Dhaqanka Mudane—- Dr. Hirut Kassa

Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta iyo Horumarinta ——– Dr. Fitsem Assefa