Somali News

R/Wasaare Rooble oo magacaabay Xubnaha DFS uga mid noqonaya Guddiyada doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.