Uncategorized

R/wasaare Rooble oo u hambalyeeyay guddoonka cusub ee Aqalka sare.

R/Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Aqalka sare ee Soomaaliya.

Qoraalka R/wasaare Rooble ayaa u qornaa sidan


Waxaa u hambalyeynayaa Guddoomiyaha GolahaAqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee JFS Sen.Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo mar kale maanta la doortay iyo labadiisa ku xigeen Sen.Cali Shacbaan Ibraahim iyo Sen.Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde.

Waxaan u rajeynayaa in uu Eebbe ku asturo mas’uuliyadda culus ee qaran.