Somali News

Rag hubeysan oo Dad rayid ah ku laayay Mali.

Muqdisho-KNN-Ugu dambeeyntiina Rag hubeeysan ayaa weerar ku qaaday Labo tuulo oo ku yaala Bartamaha Mali, waxayna dileen 41 qof oo shacab ah, sida laga soo xigtay masuuliyiinta maxaliga ah.

Ragga hubeeysan ee weerar qaadaya yaa la aaminsanyahay in ay ka tirsanyihiin Qowmiyadda Dogon.

Militari-ga ayaa arrinta soo farageliyayay hadana wada baaritaan ku saleeysan dadka la laayay.