Somali News

Rasaas lagu furay guri uu degan yahay madaxa xukuumadda Galmudug

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa goordhow rasaaseeyay madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa KNN u xaqiijiyay in ciidanka dowladda ay rasaaseeyeen guri uu ku sugnaa Sheekh Shaakir xili gurigaasi laga dhisayay Koolba Waardiye (Difaac ciidan).

Ma jiraan weli faahfaahin intaasi ka dheer oo laga helayo.

Wixii Ku soo kordha la soco