Sports

Real madrid oo ciyaaryahan kadoonaysa kooxda Juventus

Muqdisho-KNN-Kooxda ka ciyaarta horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa lagusoo waramayaa inay diyaar u tahy inay soo qaadato ciyaaryahanka kooxda Juventus Miralem Pjanic xagaagan, hadii ay lumiso ciyaaryahankeeda Luka Modric.

Modric ayaa wadahadalo la leh madax wayne Florentino Perez isbuucaan gudihiisa si ay uga wada hadlaan mustaqbalkiisa xidigan, Inter milan ayaa xiiseenaysa xidigan waxaana laga dhowraya kulankaas waxa uu kaleeyahy Modric xiisaha ay Inter U qabto iyo waxa uu kaleeyahy mustaqbalkiisa Garoonka Santiago Bernabeu.

Gazzetta dello Sport sida ay daabacayso Real Madrid ayaa u dbaqaaqaysa Pjanic, hadii ay dhumiyaan Modric kaas oo ay danenayso Inter.

Pjanic ayaa jecel inuu sii joogo Kooxda Juventus, Ihe Old Lady ma doonayso iyaduna inay dhumiso xidan iyadoo qiimaha lagu heli karo xidigan uu yahy 100 Million.