Uncategorized

Ruushka oo ka horyimid waqti kordhin loo sameeyo kooxda baaraayasha QM ee Hubka kiimikada in loo adeegsaday Syria.

Muqdisho-KNN-Dowladda Ruushka ayaa codka awooda badan ee Vitowga u adeegsatay
fadhigii Golaha amaanka QM oo ay doonayeen in ay waqti ugu kordhiyaan
kooxda Baarayasha QM ee baaraya in hub kiimikada ah loo adeegsaday dagaalka ka socda Dalka Syria.

Kooxdaan ayaa shaqadooda waxa ay ku egtahay dabayaqada bisha soo
socota ee November waxaana ay 26ka bishaan jeedin doonan xogta
warbixitii ay kaso uruuriyeen Syria oo hubka kiimikada loo adeegsaday
bishii April oo tobaneeyo qof ay ku dhinteen.