Somali News

Sacuudiga oo sheegay in Xuutiyiinta aysan diyaar u ahayn Nabad ka dhalata Yemen.

Wasiirka warfaafinta Sacuudiga ayaa sheegay in duqeymaha xuutiyiinta ee kadhanka ah Boqortooyada Sacuudiga ay cadeyn muuqda u tahay in aysan diyaar u ahayn wada hadalada nabadeed ee lagu soo afjarayo xiisada ka taagan dalka Yemen.

Tan iyo markii ay xuutiyiinta bilaabeen duqeymaha ay ka geesanayaan Sacuudiga waxaa la ogaaday in inkabadan 300 gantaal ay ku rideen dalkaasi Sacuudiga sido kalena 558 diyaarado aan duuliye lahayn oo wxyaabo qarxa ay kuso xireen